War Deg Deg: Dagaal Saakay Mar kale ka Qarxay Magaalada Beledweyne

0

Wararka haatan Naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay uu mar  kale dagaal xoogan uu ka qarxay Magaaladaas kasoo u dhaxeeya Maleeshiyo beeleedka meelmihii dambe ku dagaalamayay Gudaha Magaaladaas

Wariyaha Radio Simba ee Magaalada Beledweyne ayaa haatan kusoo waramaya in la maqlayo rasaas xoogan iyo hubka culus oo ay isweedaarsanayaan meeleeshiyo beeleedka maalmihii dambe ku dagaalamayay Gudaha Magaalada beledweyne.

Iskasto Magaaladaas ay ku sugan Yihiin Wafdi ka socda dowlada soomaliya iyo Maamulka Galmudug hadana meeleeshiyo beeleedka ayaa jabiyay Hadalkii ahaa in mar kale uusan dagaal dhici Karin Magaaladaas.

wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here