Shil Gaari oo ka dhacay deeganka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya  deeganka siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Halkaas uu ka dhacay maanta shil gaari oo sababay qasaaro Nafeed.

Shilka ayaa dhacay kadib markii gaari caasi  ah iyo gaari Cabdi bile ah ay isku dhaceen xili uu Cabdi bilaha uu ku socday xawaaro zaaid ah,

Dad goob jagayaal ah oo la Hadlay idaacada simba ayaa sheegay in uu jiro qasaaro soo gaaray dadkii sarnaa Gaariga caasiga ah,

kala soco simabnews.com wixii kusoo kordha 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here