Dhegeyso” Barnaamijka Dhibane ee Idaacada Simba+ Sawiro

0

Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibane ee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 16-12-2015

Todobadkaan barnaamijka dhibane oo maanta oo kale aad ka dhageysatan warbaahinta simba waxaan booqanahay macalin cabdullaahi maxamuud wehliye oo ku xanuunsan hooy uu kadagan yahay siliga ameerikanka ee degmada wadajir,  ruuxan xanuunsanaya ayaa waxa uu lajiifa xanuun kasoo wajahay dhanka dhuunta sanad kahor waxana dhaqaatirta muqdisho ay u shegeyn in dalka an waxba looga qaban karin.

Ambiyo cali maxamed waa xaskiiisa ruuxa xanuunsan idaacda simba ayee kaga shekeysay xanuunka uu lanoolyahay ninkeeyda iyado shegtay in dhuunta uu kaqadanwayay raashinka qalina looga sameyay

Dhibane

12346524_197912490554654_4029025285465446203_n 12359968_197912463887990_2232985019450028937_n - Copy 12376505_197912457221324_4365084593797841222_n - Copy 12391432_197912423887994_5132649970659239796_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here