Daaficii Hore ee kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in xirfada uu leeyahay laacibka kooxda Leicester City Riyad Mahrez’ in ay lamid tahay xirfada uu leeyahay laacibka kooxda Barcelona Lionel Messi,
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Algeria ayaa Hal gool dhaliyay halka mid kale uu caawiyay kadib markii kooxda Leicester City ay 2:1 ay kaga adkaatay kooxda Chelsea oo marti u aheyd.
Mahrez ayaa xiligaan dhaliyay 11-Goal Halka uu caawiyay 7-Gaol waana waayihisa ugu fiican Horyaalka dalka ingiriiska sida uu aaminsan yahay laacibkii Hore ee kooxda Liverpool Jamie Carragher

