Dhageyso: Baarlamanka Soomaliya oo Maanta ka doodaya Sharciga Saxaafada Soomaliya

0

Xildhibaanada baarlamanka soomaliya ayaa maanta waxa ay xarunta Golaha shacabka ee magaalada muqdisho ee caasimada soomaliya  ku leeyihiin kulankooda caadiga ahaa.

Ajendaha kulanka  maanta ah akhrinta 3-aad ee sharciga saxaafada oo mudooyinkii ugu dambeeyay Horyaalay xildhibaanada Baarlamanka soomaliya.

Habdhowraha Baarlamanka soomaliya xildhibaan Maxamed cumar Maxamuud oo la Hadlay idaacada simba ayaa sheegay in kulankooda maanta ajendihiisa uu yahay sharciga saxaafada oo akhrintiisa 3-aad Maraya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here