Macalinka xulka dalka Dalka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa sheegay in weeraryahanka Leicester City Jamie Vardy uu heli karo booskiisa xulka dalka ingiriiska ciyaaraha Uero 2016-ka oo ka dhacaya Dalka France,
Weeraryahankii Hore ee kooxda Fleetwood Town ayaa Record cusub u dhigay Horyaalka dalka Ingiriiska kadib markii uu shabaqada uu soo Taabtay 11-kulan oo Xiriir ah oo Horyaalka dalka Ingiriiska ah isagoona jabiyay record uu horey u dhigay laacibkii Hore ee kooxda Manchester United Ruud van Nistelrooy,
England ayaa Group B ku wajihi doonta xulalka Slovakia, Russia, Wales Euro 2016.

