Shirkii loogu Hadli lahaa Barnaamijka Hiigsiga Sanadka 2016-ka oo dib u dhac uu ku Yimid

0

Waxaa Maanta dib u dhac uu ku Yimid shirkii ka Furmi Lahaa Magaalada Muqdisho ee loogu Hadli lahaa Barnaamijka hiigsiga sanadka 2016-ka ee dhanka iyo doorashooyinka,

Wali lama Ogo sababaha uu u Baaqday shirka warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaar kamid ah Madaxdii shirka ka qeyb Gali laheyd in aysan wali Magaalada Muqdisho soo gaarin,

Dhanka kale waxaa la Tilmaamayaa in maalinta bari ah oo tariikhdana ay ku beegan tahay 13-12-2015 uu  furmi doono shirka arimaha shirka loogu Hadlaayo waxaa ugu badan qaabkey noqon doonto doorasho dalka soomaliya ka dhacda sanadka 2016-ka

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here