Layaab  haKu Tilmaamin in Manchester United ay iskaaga Harto koobka Champions League,

0

Daafacii Hore ee kooxda Manchester United Mikael Silvestre ayaa ku Tilmaamay wax aan layaab laheyn in Manchester United ay iskaaga Harto koobka Champions League,

Kooxda Manchester United ayaa Habeenkii Talaada aheyd guuldaro kala kulantay kooxda dalka Germany ee Wolfsburg taasi oo keentay in Gabi ahaanba koobka Champions League laga saaro,

Macalinka reer Holland ee Louis van Gaal’ ayaa kaliyah guuleystay 2-kulan 6-kulan uu hogaamiyay kooxda Manchester United iyadoona xili ciyaareedkaan ka ciyaari doonta koobka Labaad ee Yurub ee Europa League,

Xidigii Hore ee kooxda Manchester United sida Paul Scholes iyo Roy Keane ayaa ku dhaleeceeyay kooxda Manchester United in  aysan laheyn awood ay Bandhig wanaagsan ugu muujiso qaarada Yurub,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here