Qaramada Midoobe oo ku Baaqday in si Deg Deg ah Loo joojiyo Dagaalka Ka Socda Magaalada Gaalkacyo.

0

Danjiraha Waqtigiisu dhamaaday ee Nikolas key ayaa si deg deg ah u dalbaday in dhinacyada ku dagaalamayo magaalada Gaalkacyo  ay Hakiyaan dagaalka kasoo cusboonaaday maanta magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Danjire Nikolas key waxa uu ku sheegay bartiisa Twitterka  in loobaahan yahay in lakala qaado Ciidanka kadibna wadahadal la iskugu yimaado.

Mr key xoghayaha Qaramada midoobe ee waqtigiisu dhamaaday waxaa kaloo oo xusay in hada aysan habooneen in laqaado wadadii rabshadaha .

22-ka bishaan ayaa dagaal u dhaxeeyay maamulada Galmudug iyo Puntland waxa uu ka bilowday magaalada Gaalkacyo waxaana sidoo kale saaka isla magaaladaasi dib uga qarxay dagaalo cusub oo labadaasi maamul,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here