Howlgalo Baaritaano ah oo ka Soconaya  Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

2

Wararka Saakay  ka imaanaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in saakay degmadaas ay ka socdaan Howlgalo Baaritaano ah ay sameynayaan  Ciidamada dowlada soomaliya iyo Kuwa Midowga Africa ee amisom,

Saraakiil ka Tirsan Ciidamada dowlada Soomaliya oo qadka Taleefanka Kula hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Howlgalo ujeedkiisa uu yahay xaqiijinta amaanka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Mudooyinkii dambe waxaa Gobolka Gedo ka soconayay Howlgalo baaritaano ah ay wadeen Ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Midowga Africa ee amisom kuwasoo loogu Talagalay xaqiijinta amaanka Goobahii ay dhawaan la wareegeen Ciidamada Huwanta ah,

 

 

2 YORUMLAR

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here