Ciyaaraha Madaxweyne Florentino Perez oo Saxaafada iskugu yeeray By Radio Simba - Kasım 23, 2015 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez oo saxaafada iskugu yeeray Maanta isniin iyadoona la Hadal hayo waxa uu Noqon doono Mustaqbalka macalinka kooxda Real Madrid Rafa Benitez’ kadib Guuldaradii kooxda Barcelona.