Arsenal oo ka Cabsi qabta dhaawaca xidiga Francis Coquelin

0

Kooxda arsenal ee Magaalada London ayaa ka Cabsi qabta in uu dhaawiciisa uu Mudo qaato laacibka qadka dhexe kubada ka Burburiya ee Francis Coquelin

Francis Coquelin ayaa dhaawac loogu saaray ciyaartii  arsenal ay Guuldarada  kala Kulantay kooxda West Brom. Ciyaar sabtidii dhacday

Waaxaha Caafimaad kooxda Arsenal Ayaa Rumeysan in dhaawaca laacibka reer France ee Francis Coquelin in uu qaato Mudo 3-Bilood Taasina ay ka dhignaan doonto in uu laacibkaan Maqnaado inta ka dhiman xili ciyaareedkaan,

Kooxda arsenal ayaa Todobaadkaan Ciyaaraha Champions League la ciyaari doonta kooxda dalka Crotia ee Dinamo Zagreb.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here