Macalin Jurgen Klopp oo ka Hadlay Dhaawaca Soo Gaaray Laacib Philippe Coutinho

0

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in dhaawac daran uu soo gaaray laacibka qadka dhexe ee Philippe Coutinho kadib guushii ay ka gaareen kooxda Manchester City.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil Philippe Coutinho ayaa laga saaray ciyaarta qeybtii dambe kadib markii uu dhaawaciisa Noqday Mid daran sida ay sheegeen waaxaha caafimaadka kooxda Liverpool.

Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in uu jirin dhaawac daran uu qabo xidiga Philippe Coutinho uuna rajeynayo in uu dib ugu soo laabto Garoomada kulamada soo socda,

Kooxda Liverpool ayaa Habeenkii xalay ahaa Guul ka Gaartay kooxda Manchester City ciyaar kusoo dhamaatay 4:1 ay Liverpool ku badisay

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here