Maamulka Magaalada Jowhar oo Sheegay In la Xalin Doono Dagaal dhaxmaray Ciidamo Kawada Tirsan kuwa Dowlada Soomaliya

0

Maamulka Magaalada Jowhar ee Gobolka shabeelaha dhexe ayaa ku Howlan xalinta qilaaf soo kala dhaxgalay ciidamo kawada Tirsan kuwa dowlada soomaliya oo ku dagaalamay Magaalada  Jowhar.

Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka Magaalada Jowhar ee La Hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka uu ku Howlan yahay xal ka gaarista qilaaf soo kala dhaxgalay ciidamada Malatariga iyo kuwa Booliska Magaalada Jowhar ee Gobolka shabeelaha dhexe qilaafkasoo sababay in dagaal uu dhaxmaro Labada ciidan,

Dhanka kala Ilaa Hada La Ogo qasaaraha ka dhashtay dagaalka  dhaxmaray Ciidamada kawada Tirsan kuwa dowlada soomaliya ee ku sugnaa Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe,

Marar Badan waxaa Magaalada Jowhar ka dhacay dagaalo dhaxmaray ciidamo kawada Tirsan kuwa dowlada soomaliya ee ku sugnaa isla Magaalada Jowhar ee Gobolka shabeelaha dhexe

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here