Daaficii Hore ee kooxda Evertoon Phil Neville ayaa aaminsan in daafaca kooxda Evertoon John Stones uu leeyahay awood uu ugu ciyaaro midkood kooxaha Barcelona, Real Madrid ama Bayern Munich.
Stones oo u dhashtay dalka Ingiriiska ayaa Noqday xili ciyaareedkii Hore mid kamid xidigaha Ugu saameynta Badan Horyaalka dalka Ingiriiska dhanka xidigaha loogu doonista badan Yahay.
Dhanka kale 21-jirkaan ayaa dhawaan dalab ka helay kooxaha Chelsea , Manchester United , Barcelona, iyo Real Madrid wallow ay dalabyadaas iska diiday kooxda Evetoon

