Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Amray in la Xiro 35- Website+ Akhriso

0

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka axmed cali Daahir ayaa Lagu amray in si deg deg ah loo xiro 35- website oo uu sheegay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud qaranka  in ay faafiyaan warar aan jirin.

Website-yada uu sheegay Xafiiska  xeer ilaaliyaha qaranka waxaa kamid ah kuwa laga leeyahay dalka dibadiisa iyo kuwa inta badan  qora waxyaabaha dowlada soomaliya lidiga ku ah.

Postal-and-Communication – Copy

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here