Mucjiso” Gabar ku Dhalatay Iyadoo aan laheyn indho iyo af Midkood+ Sawiro

0

Dunida aynu joogno maalin walba waxbaa lagu arkaa  oo ku cirmo qaadasho mudan dalka India waxaa ku nool Gabar aan laheyn san iyo indho iyadoona dhaqaatirta ugu waa weyn dalka india ay u sheegeen qoyskeeda in aysan waxba ka qaban Karin xaaladeeda Caafimaad.

Khadija Khatoon  waa 21-jir ku nool dalka india indhaheeda. Sankeed. Iyo afkeeda waa kuwa isku dhagan iyadoona waxba arkin waxna aan ururin sida ay sheegeen qoyskeeda.

Dhanka kale Hooyadeed oo lagu magacaabo Amina Bibi ayaa saxaafada u sheegtay in gabadheeda Khadija Khatoon   ay cudurkaan ku dhalatay markii Hore dalka Hindiyana wax loogu qaban waayay.

2E2C1F2300000578-3307093-Khadija_Khatoon_21_ith_her_father_Rashid_Mulla_60_and_her_mother-a-20_1446831398862 2E2C1F1700000578-3307093-The_21_year_old_who_lives_in_Kolkata_West_Bengal_has_never_been_-a-15_1446831331949 2E2C1F2B00000578-3307093-Khadija_Khatoon_21_pictured_here_with_a_girl_from_her_neighbourh-a-21_1446831405945 2E2C1F1F00000578-3307093-Khadija_Khatoon_stands_with_mother_Amina_Bibi_The_21_year_old_sa-a-13_1446831318642 2E2C1F1F00000578-3307093-Khadija_Khatoon_stands_with_mother_Amina_Bibi_The_21_year_old_sa-a-13_1446831318642 (2) 2E2C1F1F00000578-3307093-Khadija_Khatoon_stands_with_mother_Amina_Bibi_The_21_year_old_sa-a-13_1446831318642 (1) 2E2C1F0C00000578-3307093-Khadija_Khatoon_21_from_India_is_thought_to_have_neurofibromatos-a-12_1446831305620

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here