Dagaal Xoogan oo Haatan ka Socda Duleedka degmada Ceel buur ee Gobolka Galgaduud

0
Vivitar

Wararka idaacada simba ay ka halayso Duleedka degmada Ceel buur ee Gobolka Galgaduud waxa ay sheegayaan in uu haatan socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowlada soomaliya iyo amisom iyo kuwa Xarakada al-shabaab.

Saraakiil ka Tirsan ciidamada dowlada soomaliya aynu la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay ka Hadlaan dagaalka haatan ka socda duleedka degmada Ceel buur ee Gobolka Galgaduud

Dhanka kale Dagaalka haatan u dhaxeeya ciidamada dowlada soomaliya iyo amisom iyo kuwa Xarakada  al-shabaab  lama ogo qasaaraha rasmi ah ee ka dhashtay.

wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here