Wararka Dhageyso:-Tiradii badnayd ee Soomaali Tahriib doon ah oo gaaray Magaalad Qaahira ee Dalka Masar. By Radio Simba - Kasım 6, 2015 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar Waxaa gaaray boqolaal qof oo Soomaali ah kuwaasi doonaya inay aadaan Wadamada qaaradda Yurub. Mid kamid ah Dadkaasi Tariib doonka ayaa U waramay Radio Simba. Halkaan ka dhageyso Wareysiga. http://www.simbanews.com/wp-content/uploads/2015/11/Wareeysi-Mid-Kamida-Soomaalida-Qaahira-Ku-Sugan-Rijaal.mp3