Weeraryahanka kooxda Sevilla Kevin Gameiro ayaa laga saaray kulanka dhaxmari doona kooxaha Manchester City iyo Sevilla ciyaar ka Tirsan Champions League oo Spain ka dhacaysa
Gameiro ayaa badal lagu sameeyay qeybtii dambe ee ciyaartay kadib markiii uu ku dhaawacmay ciyaartii ay guuldaro kala kulmeen kooxda Villarreal kulamada Horyaalka dalka Spain.
War qoraal oo kasoo baxay kooxda Sevilla’ ayaa Lagu sheegay in 28-jirkaan uu seegi doono kulanka ka dhacay Garoonka Ramon Sanchez Pizjuan sidoo kalana uu seegi doono kulanka Todobaadka soo socda ka dhici doono isla Garoonkaas Ramon Sanchez Pizjuan kasoo dhaxmari doona kooxaha Real maadrid iyo Sevilla’

