Dowladaha Soomaliya iyo Hindiya oo iska kaashanaya la Dagaalanka kooxaha Burcad Badeeda Soomalida

0

Wadamada soomaliya iyo Hindiya ayaa ka wada-hadlay sidii loola dagaalami lahaa kooxaha Burcad Badeeda soomalida oo  dhibaato ku haya maraakibta Marta Bedweynta Hindiya iyo gacan Cadmeed

Kulan ay Magaalada New Delhi ee wadanka Hindiya ay ku yeeshteen Raisulwasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi iyo Madaxweynaha soomaliya xasan sheikh Maxamuud ayaa looga hadlay sidii loola dagaalami lahaa kooxaha Burcad badeeda soomalida

Madaxweynaha soomaliya Mudane xasan sheikh maxamuud ayaa sheegay in soomaliya  wali ay ka jiraan kooxaha Burcad Badeeda soomalida dowladiisa ay u baahan tahay in laga gacan siiyo la dagaalanka kooxaha Burcad Badeeda soomalida

Waxaa Sidoo kale kulanka ka dhacay Magaalada New Delhi lagu soo Hadal qaaday saameynta al-shabaab  ay ku leeyihiin soomaliya iyo wadamada Bariga Africa dhaca iyo sidii loola dagaalami lahaa xarakada al-shabaab

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here