Wafdi Wasiirro ah oo ka tirsan Galmudug oo gaaray Magaalada Hobyo.

0

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay gaareen Wasiirro ka tirsan Maamulka Galmudug,

Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Gaashaandhigga Maamulka galmudug iyo wasiirro kale oo katirsan Maamulkaasi Wararka ayaa intaa ku daraya in ay kulamo la leeyihiin Wafdiga Wasiirada ah Saraakiil ka tirsan Ciidamada NATO ee ku sugan Xeebaha Deegaanada Maamulkaasi.

waxaana la ogeyn waxyaabaha rasmiga ah ee diiradda lagu saarayo shirka gaarka ah ee ay wada leeyihiin labada dhinac waxaana uu ka socdaa shirku Markab ay leeyihiin Ciidamada NATO ee ku Sugan Xeebaha Soomaaliya.

Walina Waxaa lagusoo waramayaa inuu kulanku Socdo Waloow aan la xaqiijinkarin waxa looga hadl;aayo wixii kusoo kordha dib kala soco insha allah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here