Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhibane oo kamid ah Barnaamijka Idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana duhurnimo Arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 21-10-2015
Halkaan ka dhageyso codka dhibanaha
Halkaan ka dhageyso codka walaalka dhibanaha
si aad u caawiso kala soo xiriir Numbarada kala ah: 0615855676 oo laga helo dhibane leylo aadan











