Kooxda Real Madrid ayaa xalay Guul raaxo badan ka Gaartay kooxda Yar ee Levante xalay ka dhacday Guriga kooxda Real Madrid
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ahna Kaptan ku xigeenka Kooxda Real Madrid Marcelo ayaa dhaliyay Goolka Kowaad waxaa Goolka Labaad dhaliyay laacibka reer Portugal Cristiano Ronaldo Taasi oo ka dhigan in uu yahay Gooldhaliyaha ugu sareeya kooxda Real Madrid isagoona dhaliyay 324-Goal



Real Madrid: Navas 8.5, Danilo 7, Nacho 6.5, Varane 7, Marcelo 9, Casemiro 8, Kroos 7, Kovacic 6.5 (Llorente 76, 6), Isco 6.5 (Jese 68, 8), Ronaldo 8, Bale 6 (Vazquez 46, 7.5)
Subs not used: Casilla, Cheryshev, Mayoral, Lienhart
Goals: Marcelo 27, Cristiano 30, Jese 81
Booked: Kovacic
Levante: Ruben 6, Morales 3.5, Simao 4, Feddal 5.5, Juanfran 6, Tono 5, Casadesus 6, Mari 6 (Lerma 61, 5.5), Camarasa 5.5, Roger 5.5 (Ghilas 53, 6), Deyverson 4 (Ruben Garcia 75, 5)
Subs not used: Navarro, Karabelas, Marino, Lopez Munoz
Booked: Feddal, Deyverson, Mari, Morales.











