Jurgen Klopp ayaa kulankiisa ugu horeeyay u xushtay laacibka Divock Origi in uu Hogaamiyo qeybta weerarka ee kooxda Liverpool kulanka ay Gor dhow la ciyaari doonaan kooxda Totehham
Sturridge ayaa la aaminsan yahay in uu dhaawac soo Gaaray sidoo kale waxaa dhaawac qaba xidiga heerka caalami ee xulka dalka Engaland ee Danny Ings.
Martin Skrtel iyo Mamadou Sakho ayaa ku soo bilaawan doona daafaca dhexe ee kooxda Liverpool xili Numberka 10-aad uu ciyaari doono laacibka eer Brazil ee Philippe Coutinho
Line Up-ka Kooxaha Liverpool iyo Totenham
Tottenham: Lloris, Walker, Alderweireld, Vertonghen, Rose; Alli, Dembele; Chadli, Eriksen, Lamela; Kane.Subs: Vorm, Davies, Trippier, Wimmer, Clinton, Townsend, Winks.
Liverpool: Mignolet, Clyne, Skrtel, Sakho, Moreno, Can, Lucas, Milner, Lallana, Coutinho, Origi. Subs: Bogdan, Toure, Allen, Ibe, Sinclair, Teixeira, Randall

