Adriano oo Caafimaad qaba xili ay caawa Barcelona la ciyaari doonto kooxda Rayo Vallecano.

0

Kooxda Barcelona ayaa shaacisay in ay heli doonto adeega xidiga Adriano oo kamid Noqon doono 18-ciyaaryahan oo waji doonto kooxda Rayo Vallecano. Kulanka caawa

Sidoo kale Barcelona ayaa sheegtay in uu wali dhaawac qabo xidiga Thomas Vermaelen iyo xidigaha  Lionel Messi, Andres Iniesta iyo  Rafinha

Ciyaartooda la Magacaabay kulanka Barcelona iyo Rayo Vallecano.

Barcelona squad to face Rayo: Bravo, Ter Stegen, Douglas, Pique, Rakitic, Busquets, Alves, Suarez, Neymar, Mascherano, Bartra, Munir, Alba, Sandro, Sergi Roberto, Adriano, Mathieu and Gumbau.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here