Wayne Rooney oo la xaqiijiyay in uu diyaar u yahay kulanka Manchester United iyo Everton

0

Kooxda Manchester United ayaa shaacisay in uu caafimaad Qabo xidigeeda weerarka ka ciyaara ee Wayne Rooney kulanka ay wajihi doonaan kooxda Evertoon

Kaptanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa seegay kulankii xulkiisa ay wajaheen xulalka dalalka Estonia iyo Lithuania ciyaarayaha Isreebka Uero 2016 kadib dhaawac soo Gaaray laacibka

War maanta kasoo Baxay Maamulka Kooxda Manchester United ayaa lagu sheegay in Kaptanka kooxda Manchester United Wayne Rooney uu diyaar u yahay la ciyaariska kooxdiisa Hore ee Everton

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here