Xulka dalka Holland ayaa Gabi ahaanba iskaaga Haray ciyaaraha uero 2016 oo sanadkaan lagu qaban doono dalka France
Xulkii sanadkii 2010 gaaray Finalka Koobkii aduunka ee lagu qabtay dalka South Africa ayaa sanadkaan ku Fashilmay in ay gaaraan ciyaaraha Uero 2016 oo lagu qaban doono dalka France
Ciyaar aad u xiiso badneed oo xalay ka dhacday dalka Holland waxaa dalkooda loogu adkaaday xulka dalka Holland waxaa Guushaas gaaray xulka dalka Czech Republic oo usoo baxay ciyaaraha Uero 2016
Xulka dalka Czech Republic ayaa goolasha ka helay xidiga Kaderabek 24; Sural 35; iyo gool kama ah uu iska dhaliyay xidiga Van Persie own goal 66
Xulka dalka Holland ayaa goolasha ka helay xidigaha Huntelaar 70; Van Persie 83 laakin ugu dambeyn xulka dalka Holland ayaa iskaaga Haray ciyaaraha uero 2016 oo lagu qaban doono dalka France
Holland (4-3-3): Zoet; Tete, Bruma, Van Dijk (Dost 64), Riedewald (Van Persie 39); Wijnaldum, Blind, Sneijder (c); El Ghazi (Lens 69), Huntelaar, Depay
Subs not used: Vermeer (GK), Stekelenburg (GK); Van der Wiel, Anita, Rekik, Kongolo, Bazoer, Afellay, Elia
Scorers: Huntelaar 70; Van Persie 83
Booked: Huntelaar, Blind, Van Persie, Sneijder
Czech Republic (4-1-4-1): Cech (c); Kaderabek, Suchy, Kadlec, Gebre Selassie; Pavelka; Skalak, Darida, Plasil (Skoda 86), Sural (Kalas 71); Necid (Prochazka 46)
Subs not used: Vaclik (GK), Koubek (GK); Frydek, Petrzela, Kopic, Krejci, Novak
Scorers: Kaderabek 24; Sural 35; Van Persie own goal 66
Booked: Skalak, Gebre Selassie
Sent off: Suchy
Ref: Damir Skomina





