Borussia Dortmund oo beenisay wararka ku aadan dalabka kaga Yimid kooxda Barcelona

0

Kooxda Borussia Dortmund ayaa sheegtay in aysan jirin  wararka ku aadan in Barcelona ay iibsan doonto laacibka weerarka ka ciyaara ee Pierre-Emerick Aubameyang

Agaasimaha ciyaaraha ee Kooxda Borussia Dortmund Michael Zorc ayaa hoos u dhigay wararka ku aadna in kooxda laga iibin doono xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang

Kooxda Barcelona ayaa dhawaan shaacisay In ay dalab u dirtay laacibka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang wallow dalabkaas laga soo diiday

Dhanka kale agaasimaha ciyaaraha kooxda Borussia Dortmund Michael Zorc ayaa sheegay in Pierre-Emerick Aubameyang uu qeyb ka yahay xidigaha ugu muhiinsan kooxda BVB

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here