War Deg Deg: Diyaarad Kuwa Rakaabka ah oo ku Dagi Weysay Garoonka Diyaaradaha aadan cade

0

Sida ay sheegayaan wararka diyaarad la sheegay in ay aheyd kuwa Rakaabka  ayaa ku dagan weysay Garoonka diyaaradaha  aadan cade ee Magaalada Muqdisho

Dad  goob joogayaal ah oo ku sugan meel u dhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa Radio simba u sheegay in diyaarad nooca xamuulka qaada in ay  ku dagan weysay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Diyaarada Rakaabka  ayaa la sheegay in  marar badan ay isku dayday in ay ku dagato garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho laakin markii dambe ay ku guul dareysatay

Ilaa hada lama Ogo wadanka laga leeyahay diyaarada galinkii dambe ee caawa ku dagan weysay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here