War Deg Deg: Dad Careysan oo Gubay Guriga Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka awdhal + Sawiro

0

Maamulka Somaliland ayaa ka Hadlay Guriga Taliyihii ciidanka Booliska Magaalada Boorama ee Gobolka awdal oo goor dhaweyd ay Gubeen dad Rabshado ka dhigayay Gudaha Magaalada

Dad ka careysan wixii shalay ka dhacay Garoonka ciyaaraha Magaalada Boorama ayaa Maanta rabshado ka dhigay Gudaha Gobolka awdhal waxaana la sheegayaa in ay gubeen dad careysan guriga Taliyaha ciidanka Booliska Maamulka Boorama ee  Gobolka Awdhal

Taliye Cabdi Barkhad araweelo ayaa la sheegay in uu ka Maqnaa Gurigiisa xiliga uu dhacayay Falka Gubitaanka Guriga waxaa haatan Goobta Gaaray ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Somali-land oo amaanka xaqiijinaya

 

GGGGGGGGGG (1) GGGGGGGGGG (1) - Copy GGGGGGGGGG (3) GGGGGGGGGG (3) - Copy GGGGGGGGGG (2) GGGGGGGGGG (2) - Copy

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here