Banaanbax Roob doon ah ayaa Maanta ka dhacay Garoonka Kubbada Cagta ee Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari
Banaanbaxa Roob doonka ah waxaa kasoo qeyb Galay Maamulka Gobolka Bari,maamulka degmada Boosaaso,Culumaa’udiin iyo dadweyne kale oo ku Nool Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari
Dadweynaha isugu soo baxay Bannaanbaxa Roob doonta ah ayaa eebe ka baryay inuu siiyo Raxmadiisa si looga baxo Abaaraha iyo kulaylka ka jira qeybo kamid ah Gobolka Bari gaar ahaan Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari
Halkaan ka daawo Sawirada














