Joachim Low : Fursadihii uu Qasaariyay xidiga Marco Reus waa dhibaato Haysata xulka dalka Germany

0

Macalinka xulka dalka Germany Joachim Low ayaa ku Tilmaamay Fursadihii uu qasaariyay Laacibka xulka dalka Germany Marco Reus waxyaalaha ka qaldan xulka dalka Germany

Difaacadayaasha koobka aduunka ee dalka Brazil lagu qabtay ayaa xalay 2:1 kaga adkaaday xulka dalka Georgia ciyaaraha Isreebreebla Uero 2016 oo xalay lagu qabtay dalka Germany

Laacibka kooxda Borussia Dortmund Marco Reus  ayaa qasaariyay fursado loo filan karay goolal wallow uu inta badan uu qasaariyay laacibka macalinka ayaa arintaa ku Tilmaamay waxyaalaha ka qaldan xulka dalka Germany

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here