Simeone oo qaban doona shaqada kooxda Chelsea’s

0
Atletico Madrid's Argentinian coach Diego Simeone reacts during the Spanish league football match Valencia CF vs Club Atletico de Madrid at El Mestalla stadium in Valencia on April 27, 2014. AFP PHOTO/ JOSE JORDAN (Photo credit should read JOSE JORDAN/AFP/Getty Images)

Kooxda Chelsea ee Galbeedka Magaalada london ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay sidii ay u heli laheyd Badalka macalin Jose Mourinho kasoo ku Fashilmay shaqada kooxda Blues

Milkiilaha kooxda Chelsea ayaa u arka macalinka kooxda Atletico Madrid. Diego Simeone ninka Badali kara macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho’s oo ku bilowday qaab ciyaareed aad u xun xili ciyaareedkaan

Majalada Engaland kasoo baxda ee Sunday Mirror ayaa daabacday warar ku aadan in maamulka sare ee kooxda Chelsea ay u arkaan ninka reer argentine Diego Simeone mid ku Haboon shaqada kooxda Chelsea

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here