Macalinka cusub ee kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa dalab u direy kooxda BeYER Munich oo ku aadan dhaliyahooda Robert Lewandowski.
Macalinkii Hore ee kooxda BVB oo horey macalin ugu soo Noqday xidiga heerka caalami ee xulka dalka Poland Robert Lewandowski. Ayuu haatan doonayaa in uu soo dhaqaajiyo Horyaalka dalka ingiriiska
Majalada Sunday Mirrror ayaa ku waramaysa in macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp uu la dhacsan ahay ninka Beyer Munich Robert Lewandowski. Kasoo xili ciyaareedkaan kooxdiisa iyo xulkiisa u dhaliyay wadar ahaa 20-Goal

