12-ruux oo Soomali ah oo ku dhimatay wadanka Yemen kadib duqeyn ay Fuliyeen diyaaradaha Sacuudiga

0

Ugu yaraan 12-ruux ayaa la xaqiijiyay oo soomali ah in ay ku dhinteen duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha dowlada wadanka sacuudiga ee wali duqeynaya wadanka Yemen

Duqeynta ayaa la sheegay in ay ka dhacday Degmada la yiraahdo Bagim oo ku taala woqooyi Galbeed ee Gobolka Sa’ada maanta oo sabti ah  sida laga soo xigtay wakaalada yemen kasoo baxda ee Saba news agency

Diyaaradah dowlada sacuudiga ayaa sii kordhiyay duqeymaha ay ka wadaan wadanka Yemen iyagoona Bartilmaameedsayana koooxaha Huutiyiinta ee waliga ka dagaalamaya wadanka yemen

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here