Marekanka oo kaga Digay Muwaadiniintiisa In Ay U Safraan Gudaha Wadanka Soomaliya

0

Dowlada wadanka  Marekanka ayaa kaga Digtay Muwaadiniinteeda  in ay u safraan Gudaha dalka soomaliya iyadoo  ka cabsi qabta wax yeeleynta al-Xarakada al-shabaab

War ka soo baxay safaraada  Marekanka ay ku leedahay Gudaha soomaliya ayaa Lagu sheegay in dowlada Marekanka ay kaga digtay dadka u dhashay Marekanka in ay usoo Safraan Gudaha soomaliya cabsi laga muujiyay Xarakada al-shabaab

Dowlada Marekanka ayaa sheegtay in ay sii Kordheen weerarada al-shabaab ay ku qaadaan Goobaha ay ku sugan Yihiin ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom iyagoo sidoo kale af-duub u geysta dadka kasoo jeeda wadamada yurub

Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada weeraro ka dhacay Magaalada Muqdisho Maalmihii dambe

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here