Ciidamada ka Tirsan kuwa Dowlada Soomaliya oo Qarax Miino lagu Eegtay Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan

0

Wararka ka imanaaya qeybo kamid ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Barqanimadii Maanta uu ka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya

Qaraxa ayaa ka dhacay Tuulada Halgan ee Gobolka hiiraan waxaa lala beegsaday ciidamo Ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya oo ku sugnaa Tuuladaas Mudooyinkii dambe

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Midka dhulka lagu aaso waxaa inta badan laga Maqlay Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan markuu dhacay

Ilaa hada la sheegi kari Qasaaraha ka dhashay qaraxa Miino ee Maanta lala beegsaday Ciidamada ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya ee ku sugnaa Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan

Wixii kusoo Kordha simbanews.com 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here