Barnaamijyada

Dhageyso:- Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacadda Simba

Waxaa Maanta la galay Maalinta Labaad ee tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bil Walba ee ramadaan ay qabato idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho. Tartanka Sanadkaan waxaa taabagalinaya iskuulka Super Commercial and Secondary School oo Abaalmarino qaali ah ku bixin doona Kaalimaha 1-aad, 2-aad, iyo 3-aad Tartamayaasha kusoo baxa kaalimahaas. Tartanka Maanta 11-06-2016

Read More »

Dhageyso:- Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacadda Simba

Waxaa Maanta la galay Maalinta Labaad ee tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bil Walba ee ramadaan ay qabato idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho. Tartanka Sanadkaan waxaa taabagalinaya iskuulka Super Commercial and Secondary School oo Abaalmarino qaali ah ku bixin doona Kaalimaha 1-aad, 2-aad, iyo 3-aad Tartamayaasha kusoo baxa kaalimahaas.  

Read More »