Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-C/wali Macalin Ismaaciil Maxamuud 2- C/laahi adan Bulaale Shiikh Axmed Nuur.

