Author Archives: Radio Simba

Kenya oo Dalbanaysa in Dib Loo Dhigo Kiiska Muranka Badda

Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda ICJ  ee dalka Holland ka dalbanaysa in dib loo dhigo kiiska Muranka Badda, sababo dhaqaale oo jira iyo culayska fayraska korona awgood. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in fayraska Karona uu saameyn ku yeeshay shaqada qareennada ku matalayay dacwadda oo ay sheegtay inay kala xayirmeen. Sidoo kale Kenya ayaa sheegtay in xanuunka safmarka ah uu saameyn ku ...

Read More »

Axmed Madoobe oo Amray in la Xiro masaajidada magaalada Kismaayo

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan degdeg ah oo uu iskugu yeeray culimada iyo imaamyada masaajidada magaalada Kismaayo ayaa kala hadlay khatarta iyo dhibaatada xanuunka COVID-19 ku haayo ummadeenna, Waxaa uuna dhammaan culimada iyo imaamyada faray in la xiro masaajidada guud ahaan Jubbaland. Kulankaan oo ka dhacay Xarunta  madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu amray culimada ...

Read More »

Guddonka Labada Aqal oo Ku Xayirnaa Turky-ga oo Muqdisho kusoo Wajahan

Wefdi Uu Hogaaminayo Guddonka Labada Aqal ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Ayaa Kuso Wajahan Magalada Muqdisho, Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Marwada Guddomiyaha Xildhibaan Samiira Xassan  Iyo Guddomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xashi Cabdilaaha Iyo Marwadiisa, Mdaxweynihii Hore Mudane Xassan Sheekh Maxamuud Qaar Kamid Xildhibano Ka Tirsan Baarlamanka Soomaliya Ayaa La Filaya Goordhow Inay Soo ...

Read More »

Farmaajo oo hambalyo ku aadan xuska 15-ka May u diray shacbiga Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan sannad-guurada 77-aad ee aas-aaskii Ururka (SYL) ee horseeday xornimada dalka ayaa dul istaagay tilmaamaha furaha u ah guusha ay gaarsiiyeen dalka 13-kii dhallinyaro ee baalka dahab ah ka galay taariikhda. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in isku duubnida, dhabar adayga, waddaniyadda iyo ka fogaanta qabyaaladda ee ...

Read More »

Farmaajo oo Gudoomiyayaal u Magacaabay Maxkamadda Gobolka banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Cabdikhadar Maxamed Xasan oo ku takhasusay Shareecada iyo Qaanuunka. Waxa uuna xilkaas ka qaaday Garyaqaan Muuse ...

Read More »

Mas’uul Ka Tirsan DFS oo Sheegay in Beegsan Doonaan Axmed Madoobe iyo Xidig+Dhageyso

Wararka ka imaanyo Gobolka Gedo ayaa sheegaya  in ay sii kordhayaan bartilmaamed siga lagu hayo dadka taageersan Maamulka jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe), sidoo kalane  lagu raad joogo Mas’uuliyinta Dowladda ee jubbland ku sugan ayaa sheegay in ay rajo weyn ka qabaan in ay soo qabtaan xubnaha taageersan Maamulka Jubbaland ee uu hogaanka  u hayo  Madaxweyne ...

Read More »