Akhriso;-Laba Musharax oo Iskugu Soo Haray Wareega 3-aad

0

Tirinta Codadka Wareega Labaad ee Doorashadda Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland ayaa lasoo gabagabeeyay.

Waxaa ku tartamay wareega labaad 3da musharax ee kala ah Saciid Dani.Asad Cusmaan iyo Faarax Cali Shire.

Natiijadda Wareega Labaasld ee doorashadda.

Asad Diyaano 30
Saciid Dani 29
Faarax Shire 7

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here