Saciid Cabdulaahi Dani oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland

0

Waxaa lasoo gaba-gabeeyay doorashadii Madaxweyanaha Cusub ee Maamulka Puntland,oo ay ku tartameen 21-musharax, oo uu ku jiray C/wali Gaas.

Doorashadda ayaa lagu soo gaba-gabeeyay wareegii Seddexaad oo ay isugu soo hareen Labadda Musharax ee kala Ah Asad Diyaano iyo Saciid Dani.

Doorashada waxaa ku guuleestay musharax  Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 35 cod halka Musharaxa kaalinta labada galay Asad Cismaan Cabdulaahi Diyaano uu isna helay 31-cod.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here