War Deg Deg:-Natiijadda Wareega koowaad ee Doorashadda Madaxweynaha Puntland

0

Guddiga doorashadda Madaxweyaha Maamulka puntland ayaa goordhaweyd soo gaba-gabeeyay Tirinta Codadka wareega koowaad ee Doorashadda madaxweynaha Maamulka Puntland.

64-xildhibaan ayaa codeysay, waxaa howlka ka maqnaa 2-xildhibaan sida Guddoonka uu sheegay.

21-musharax ayaa isku soo taagtay xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

1:Saciid Abdullahi Deni 20

2:Ali Abdi awaare 0

3:Asad Cismaan Abdullahi 17

4:Saciid Maxamed Xirsi 0

5:Cali Xaaji Warsame 1

6:Maxamed Axmed Jaamac shaale

7:Maxamed xirsi moorgan 1

8:Abdi Faarax Juxa

9:Dr Bashiir Maxamed Xuseen

10:eng Maxamuud khaliif Jabiye 7

11:Faarax Cali Shire 9

13:Abdisamad Mohamed Gallan

14:Maxamuud Cabdi Axmed Garlibaax

15:Dr Cali Ciise Abdi 1

16:Gen khaliif ciise mudan

17:daahir Mire Jibriil

18:Maxamed Cabdullahi Xuseen shotaaye 1

19:Cabdiqaadir Yaasiin Abdulle Qodax

20:Dr Aadan Maxamed Ciise Gaadaale

21: Abdiwali Maxamed Gaas 8

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here