Gudoomiyaha BFS oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Mooshinka Farmaajo

0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa ka hadlay afar maalin kadib Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Waxa uu  Sheegay in Hindisahaas La Waa Fajin doono sida uu qabo dastuurka dalka iyo Heer-Hoosaaka Golaha Shacabka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here