Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa ka hadlay afar maalin kadib Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).
Waxa uu Sheegay in Hindisahaas La Waa Fajin doono sida uu qabo dastuurka dalka iyo Heer-Hoosaaka Golaha Shacabka.


