Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa ka guuray xarunta Madaxtooyadda Somaliya oo 3-maalin aynu soo dhaafnay uu ku xayirnaa.
Gudoomiyaha ayaa dagay Hoteel ku dhow Garoonka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho.
Saddexdii maalin ee la soo dhaafay ayaa tiro Xildhibaano ah laga celiyay Hoyga Guddoomiyaha uu ka degan yahay Madaxtooyadda Sooomaaliya,waxaana la xanibay dhaq dhaqaaqa gurigiisa,iyadoo laga Jaray Biyihii iyo Cuntadii.

