Maamulka sare ee kooxda Manchester United ayaa xili ciyaareedkaan u dhaqaaqi doono soo xiro galinta macalinka Tottenham Mauricio Pochettino si loogu badalo ninka reer Holland ee Louis van Gaal, sida lagu daabacay Sunday People.
Madaxda kooxda Manchester United ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka wanaagsan uu la bilaabay macalinka reer argentine Mauricio Pochettino kooxda ku ciyaarta White Hart Lane. ee Magaalada London,
Kooxda Manchester United ayaa sidoo kale xiiseenaysa macalinka kooxda PSG ninka reer France Laurent Blanc si loogu badalo macalinkii Hore ee xulka dalka Holland Louis van Gaal oo ku fashilmay shaqada kooxda United-ka,

