Xasan Daahir:-“Shabaab Waan Ku Taageersanahay Weerarkii ay Ku Dileen Cabdiweli”,+Dhageyso

0

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ahaa Hogaamiyayaasha Al-shabaab ayaa ka hadlay weerarkii bishii aynu soo dhaafnay lagu dilay Shiikh Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare, kaasi oo ka dhacay Koonfurta Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Muuqaal uu soo duubay ayuu ku taageeray qaraxyadii Shabaab ay ku weerareen xarunta Shiikha, oo dhowr jeer warbaahinta kasoo muuqday isagoo ka hadlayay arrimo Diimeed.

Dhanka kale Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in khaladaadkooda leeyihiin Al-shabaab,madaama ay Naf gooyeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here