Golaha Iskaashiga Dowladd Goboleedyadda dalka ka jira ayaa ku eedeeyay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya in ay faragalin ku hayso Doorashadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxayna dhanka kale soo dhaweeyeen Iscasiladii Guddigii Doorashadda Maamulka.


